Cllr Helen Holland

Guddoomiyaha Guddida Caafimaadka iyo Wanaagga ee Bristol

Helen waa xubin ka tirsan golaha wasiirada ee daryeelka bulshada ee dadka waaweyn ee golaha deegaanka ee Bristol iyo gudoomiyaha gudiga caafimaadka iyo fayoqabka ee Bristol.