Beddel NHS: Caawi dhisidda adeeg caafimaad oo mustaqbalka ku habboon
NHS-ta waxay ku casumaysaa dadka deegaanka si ay gacan uga geystaan qaabaynta Qorshaha Caafimaadka 10-sano. Iyada oo qayb ka ah tan, waxaanu martigelin doonaa dhacdooyin taxane ah oo ka dhaca aaggayaga si aan u maqalno aragtida dadka maxalliga ah, khibradaha iyo fikradaha sida aan uga dhigi karno NHS ta mustaqbalka.
Wax badan ka ogow oo diwaangeli xiisahaaga