Adeeggee NHS-ta aan isticmaalo?

Macluumaadka ku saabsan adeegyada caafimaadka ee agagaarahayaga iyo talo ku saabsan sida loogu helo daryeelka saxda ah sida ugu dhaqsaha badan.

Hel adeegyada caafimaadka ee kuugu dhow

Our Ma dareemaysaa caafimaad darro oo aad u baahan tahay talo caafimaad? warqad yar waxaa lagu heli karaa in lagu soo dejiyo luqado badan. Waxay haysaa macluumaad ku caawiya marka aad dareento caafimaad darro oo aad u baahan tahay talo ku saabsan adeegga kugu habboon.