Iskaashatada Daryeelka Isku-dhafka ah (ICP)
ICP waxay isu keentaa wada-hawlgalayaal kala duwan - oo ay ku jiraan qaybta iskaa wax u qabso ee maxalliga ah iyo kooxaha bulshada - waxayna dejisaa istaraatiijiyadda lagu daboolayo baahiyaha caafimaadka, daryeelka iyo fayo-qabka dadka.
Waxaa si wada jir ah u gudoomiya sadexda xubnood ee gudiga caafimaadka iyo fayoqabka, iyadoo wareegta ah.
Guddoomiyaha sanadkan waa xildhibaan Helen Holland, gudoomiyaha guddiga caafimaadka iyo fayoqabka ee Bristol. Ku-xigeenku waa Jeff Farrar.
Xildhibaan John O'Neill, Gudoomiyaha Gudiga Caafimaadka iyo Fayoqabka ee South Gloucestershire iyo Xildhibaan Jenna Ho Marris, Gudoomiyaha Gudiga Caafimaadka iyo Fayoqabka ee North Somerset waa gudoomiye ku xigeen.
Xubinnimada ICP waxaa ku jira wakiillo ka socda urur kasta oo ICS Partnership iyo mid kasta oo ka mid ah lixda Iskaashatada Maxalliga ah. Xubinimada sidoo kale waxaa ku jiri doona wakiilada bulshada iyo kuwa iskaa wax u qabso ah iyo Healthwatch.
Taariikhaha kulanka iyo waraaqaha