Ka saarista Tattoo

Codsiga gudbinta ka saarista tattoo.

Erayada muhiimka ah ee laxidhiidha
Tattoo, saarista
Ayaa dalban kara
Dhaqtarka guud
Wadooyinka gudbinta
Ansixinta hore

Qaliinka sababo la isku qurxiyo badanaa lagama helo NHS-ta haddii, tusaale ahaan, aadan jeclayn ama rabin tattoo-gaaga. Marar dhif ah, waxaa laga yaabaa in loo baahdo qaliin isqurxin si loo ilaaliyo caafimaadka qofka.

(sidoo kale loo yaqaan ama la xidhiidha - tattoo iyo saarista)