Gudbinta Ganglion iyo ka saarida

Codsiga gudbinta ka saarida ganglion/ganglia.

Erayada muhiimka ah ee laxidhiidha
Ganglion, ganglia
Ayaa dalban kara
Adeegga Qiimaynta iyo Daawaynta Muruqa, Qiimaynta Kiliinikada iyo Adeegga Kala Soocida, Musculoskeletal
Wadooyinka gudbinta
Ansixinta hore

Fiix ganglion waa barar dareere ka buuxo oo ka soo baxa meel u dhow kala-goysyada ama seedaha. Ganglion-yadu waxa ay la socdaan kala-goysyada jidhka, laakiin waxa ay ku badan yihiin curcurka, gacanta iyo faraha.