Bootfooliyadayada cilmi-baarista

Waxaan la shaqeynaa annaga oo kaashanayna asxaabta bukaan-socodyada deegaanka iyo jaamacadda si aan uga codsano Machadka Qaranka ee Cilmi-baarista Caafimaadka (NIHR) si loo maalgeliyo. Haddi codsiyadeenu guulaystaan, NIHR waxay nagula heshiiyaan inaanu bixino mashaariic cilmi baadhiseed oo aanu baadhno arimaha muhiimka u ah NHS-ta iyo caafimaadka dadwaynaha.

Bootfooliyadayada cilmi-baarista ee hoose waxay muujineysaa mashaariicda hadda jira ee nala siiyay maalgelinta NIHR si aan u dhamaystirno. Shaqadeenu waa in aan taageerno Madaxa Baarayaasha iyo wada-hawlgalayaasha jaamacadda si ay u dhamaystiraan mashaariicda cilmi-baarista.

Kuwani waa daraasadaha hadda ku jira faylalka cilmi-baarista:

Bogagga kale ee qaybta Cilmi-baarista iyo Caddeynta: