Bootfooliyadayada cilmi-baarista

NHS Bristol, North Somerset iyo South Gloucestershire ICB waxay iskaashi la samaysaa saaxiibada rugaha caafimaadka iyo jaamacadda si ay dhaqaale uga codsadaan Machadka Qaranka ee Cilmi-baarista Caafimaadka (NIHR).

Haddi codsiyadeenu guulaystaan, NIHR waxay nagula heshiiyaan inaanu bixino mashaariic cilmi baadhiseed oo aanu baadhno arimaha muhiimka u ah NHS-ta iyo caafimaadka dadwaynaha.

Bootfooliyadayada cilmi-baarista ee hoose waxay muujineysaa mashaariicda hadda jira ee nala siiyay maalgelinta NIHR si aan u dhamaystirno. Shaqadeenu waa in aan taageerno Madaxa Baarayaasha iyo wada-hawlgalayaasha jaamacadda si ay u dhamaystiraan mashaariicda cilmi-baarista.

Kuwani waa daraasadaha hadda ku jira faylalka cilmi-baarista:

 

Bogagga kale ee qaybta Cilmi-baarista: