Kooxda A streptococcus (GAS) waa bakteeriyada caadiga ah. Qaar badan oo naga mid ah ayaa ku sidda dhuuntayada iyo maqaarkayaga oo mar walba ma keeno jirro. Si kastaba ha ahaatee, GAS waxay keentaa tiro infekshanno ah, qaar fudud iyo qaar ka sii daran.
Kooxda A Strep: Calaamadaha lagu garto
07 December 2022
Kooxda A Strep: Calaamadaha lagu garto